Madaxwene Gaas iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo soo gaaray Muqdisho

Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti  uu hogaaminayo ayaa galabta soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ka hadlay ujeedka safarkiisa ayaa sheegay in magaalada Muqdisho isaga iyo weftiga uu hogaaminayo ay kaga qayb geli doonaan shirka amniga Qaranka , waxaa sidoo kale shirkan … Continue reading Madaxwene Gaas iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo soo gaaray Muqdisho